Wabiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Baladweyne iyo dad ku go’doonsan (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee caasimada gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaafado badan oo kuyaala magaaladaasi uu ku fatahay wabiga Shabelle ee magaaladaasi dhax mara. Biyaha wabiga ayaa galay xaafadaha magaalada Baladweyne qaarkood, dad badan ayaana isaga barakacay guryahooda kadib markii ay biyo buux dhaafiyeen, waxaa sidoo kale jira dad wali ku go’doonsan xaafadaha … Continue reading Wabiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Baladweyne iyo dad ku go’doonsan (Sawirro)